You are here
Iskuul Sare: 9-12 Isqorida
1. Wac iskuulka aad doonaysid in aad ka diiwan galisid cunugada adigoo balan ka suubsanaysid xafiiska lataliyaha iskuulka.
- Iskuulka Sare Jefferson, 4001 W. 102nd St., 952-806-7600
- Iskuulka Sare Kennedy, 9701 Nicollet Ave. S., 952-681-5000
- Warqada dhalashada
- Dhibcaha lagu qalinjibiyo
- IEP (Wax barashada garka ah)
- Talalada
- Talalada lagaga bahanyahay: Sharciya gobalka u yala aya ah in ardayda oo dhan helan talalada laga rabo, talaladas oo ku kala xiran fasalada ay ardayda aadayan intusan bilawanin iskuulk.
- Aqoonsiga daganashaha guriga, sida warqada aad guriga ku kiraysatay ama aad ku gadatay hadii aad adiga leedahay ama biilka korontada
- Imtixanadka gobalka
- Tixrac